Bachelor of Information Technology (IT)

Taqasuskaan waxaa loogu talagalay in ardaygu uu siiyo aasaas adag oo ah Cilmiga Kombuyuutarka (IT) si kor loogu qaado aqoonta ardayga mudada afarta sano ah.

Waxaad ku barandoontaa taqasuskaan Cilmiga Kombuyuutarka (IT): isgaarsiinta kombuyuutarada, luqadaha kombuyuutarka, naqshad u dejinta xogta iyo dhisida bogga internetka.

Taqasuska Cilmiga Kombuyuutarka (IT) oo faahfaahsn halkaan ka aqriso:
https://www.iou.edu.so/information-technology.html

1,049 ratings
4.5/5

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Bachelor of Information Technology (IT)”

Your email address will not be published. Required fields are marked *