Waxbarasho
Scholarship ah
- Ma dhiibaysid qarashka macalinka
- Ma dhiibaysid qarashka ijaarka campus
- Waxaa dhiibaysa qarashka imtixaanka
Waxbarasho
Scholarship
ah
Jaamacadda Badweynta (Indian Ocean University) waa hormuudka Jaamacaddaha, waa Jaamacaddii ugu horaysay ee burburkii kadib la furo, waa Jaamacad ay dowlada iyo dunidaba aqoonsan yihiin, waa Jaamacad u taagan inay danyarta siiso fursad waxbarasho oo heer jaamacadded ah.
Jaamacaddda Badweynta (Indian Ocean University) malaha wax lacag bil ah, micnaheedu waa lagama qaado ardayga qarashka macalinka ama shaqaalaha. Jaamacadda waxay ardayga ka qaadaa kaliya diwaangalin iyo qarashka imtixaanka
Jaamacadda Badweynta waxay ku taalaa Zoobe
Student Testimonials

