Qiimaha Dhaqaale Waxbarasho Jaamacaddeed Aad Ka Heleyso

Hadafka tacliinta sare ee dalkeena wuxuu ku saleysan yahay umad inteeda badan ay yihiin dhalinyaro oo marxalad bur-bur ka sii baxaysa, ujeedada ugu weyn ee waxbarashada waa in ay fududaysaa is dhexgal iyo wada noolaanshaha mushtamaca.
 
Tacliinta sare dalkeena marxalado kala duwan bay soo martay, ka hor 2010-kii waxaa suurta gal ahaa adigoo dugsi sare ka soo baxay inaad heshid shaqo aad kala soo baxdid nolol maalmeed, lakiin hada shaqooyinkaas maba jiraan guud ahaan, rajana lagama qabo in mustaqbalka la heli doono shaqo macquul ah oo arday dugsi sare ka soo baxay uu qaban karo.
 
Maalmahaan waxbaba ma qabsan kartid hadii aad shahaado dugsi sare kaliya heesatid, ugu yaraan waxaad u baahan tahay tacliin sare nooc kasta ha noqotee, waana sida kaliya aad ugu hari kartid facaa waa inaadan Jaamacad aadin oo aad wax kale ku mashquushaa.
 
FAA’IIDOOYINKA SHAHAADADA BACHELOR-KA
Fursadaha Shaqada

Koror Dakhliga

Hormarin Xirfadeed

Xirfado Gaar ah

Qaddarinta Bulshada 

Helida shaqo aad ku Qanacsan tahay


Hadii aad qabtid su’aal ama uu jirto wax fikir ah fadlan halkaan nagu soo gudbi.

×
×

Cart

Indian Ocean University - IOU