• Home
    • About Us
    • Contact Us
  • Admissions
    • Admissions
    • Enrollment
    • Scholarship
  • Faculties & divisions
    • Faculty of Computing >
      • Computer Information Systems
      • Information Technology
    • Faculty of Continuing Studies >
      • Intensive English Program (IEP)
      • Supply Chain & Logistics Management
      • Web-Base Learning
    • Faculty of Health Science >
      • Medical Nursing
      • Public Health
    • Faculty of Linguistics >
      • English Language and Literature
      • TOEFL
    • Faculty of Management >
      • Accounting
      • Business Administration
      • Economics
      • Public Relations
    • Faculty of Public Affairs >
      • International Relations
      • Political Science
      • Public Administration
    • Graduate Studies >
      • Master of Business Administration (MBA)
  • Research
    • Fikrad
  • Tuition & Fees
  • Myiou
  IOU is the university located in Mogadishu, Somalia. only true Online University in Somalia that offers Business Administration, Economics, Journalism, English, Public Relations, Political Science, Accounting, Public Administration, Computer Science

Ka caawinta ardayga doorashada tacliin sare iyo taqasus ku saleysan waxbarasho waafaqsan shaqsiyadiisa iyo rabitaan.

Qaab  Nolaleedka Maxaabista Xabsiga Dhexe ee Muqadisho

9/25/2016

0 Comments

 
Picture
Anigoo ah Maxamad cabdi muudey, kana tirsan dufacadii 34-aad ee kuliyada maamulka iyo mareenta Jamacadda Badweynta Hindiya, waxaan idiin soo bandhigayaa xog-uruurin aan ka soo sameeyay xabsiga dhexe ee Mugadisho.
 
Xog-uruurintaan waxaa iga saaciday intii aan sameenayay kormeerahayga macalin Cismaan yuusuf Raage
 
Xog-uruurinteeda waxaan xooga ku saaray qaab nololeedka maxabiista xabisiga dhexe ee mugadisho .
 
Waxa igu dhaliyay inaan sameeyo xog-uruurintaan waxey aheyd markii an arkay kor u kaca tirada maxaabiista xabisga dhexe ee Magadishu.
                           
Habka xog-uruurintaan waxey aheyd su’aalo weydiin sababta aan u doortayna waxay aheyd in ay tahay  sida ugu fiican ee an ku heli karay xogta aan u baahnaa,
 
Intii aan ku gudo jiray xog  uruurinta waxaan booqaday xafiiska xeer ilaalinta, xarunta taliska asluubta iyo xabsiga dhexe oo aan ka soo uruuriyay xogteeda .
 
Dadkii aan wareystay 56.2% waxey ahayeen rag, halka 43.8% ay ahayeen dumar.
Su’aalahii aan weydiyay waxaa ka mid ahaa:
 
1.Ma loo bahan-yahay in la hor mariyo maamulka iyo sharciyada xabsiga dhexe si loo xakameeyo cadadka maxaabista  iyo amaanka xabsiga?
78.8% waxa ay ku jawabeen haa waa loo bahan-yahay in la hor mariyo maamulka iyo sharciyada si loo xakameeyo cadadka iyo amaanka xabsiga halka 21.2% ay ku jawabeen maya looma baahno
 
2. Ma haystaan maxaabista  daryeel  fiican oo deegan ah sida caafimaadka, dharka, cunatada, cabitaanka iyo jimicsiga.
75% waxey ku jawabeen haa waxa ay heystaan daryeel fiican, halka 18.8% ay ku jawabeen maya ma heystaan wax daryeel fiican .
 
3. Maxaabiista buux dhaafisay xabisga dhexe xalinteeda ma tahay tilaabada ugu horeysa ee laga rabo in dowlada ay qaado .
33.8% waxa ayku jawabeen haa waa tilaabada ugu horeyso ee laga rabo in dowlada ay qaado, halka 48.8% ay ku jawabeen maya maha tilaabada ugu horeesa.
 
Inta aan ku gudo jiray xog-uruurintaan waxaan soo ogaaday
  1. In kooxo kubada cagta ciyaaro ay ka dhisanyahiin xabsiga dhexe
  2. In ay  jirto shaqooyin ay qabtaan maxaabiista xirfadlayaasha ah
  3. In takaayooyin yar yar ah ay ka dhisanyahiin xabsiga dhexe
 
Waxaan talo ku soo jeedin lahaa:
  1. In saro loo qaado daryeelka maxaabista
  2. In maxaabiista loo sameeyo dhaqan-celin buuxda
  3. In xabsi kale laga dhiso magaalada banaankeeda
 
Wixii su’aal ama fikir ah fadlan hoos ku qor.
 
Maxamaed Cabdi Muudey

0 Comments

Your comment will be posted after it is approved.


Leave a Reply.

    Author

    Jaamacadda Badweynta Hindiya waxay hiigsanysaa horumarinta aqoonta ardayga ilaa heer PHD iyo waxbarasho hal abuur leh oo raacsan cilmi baaris ku saabsan sida ay bulshada u xalin lahayd dhibaatooyinka nololeed iyo mid dhaqaale.

    Archives

    June 2018
    November 2017
    February 2017
    October 2016
    September 2016
    August 2016
    July 2016
    June 2016

    Categories

    All
    Cilmi Baaris
    Cilmi-Baaris
    Deeq Waxbarasho
    Dowlad
    Shakhsiyadaha
    Tacliin Sare
    Taqasus
    Waxbarashada Online-ka
    Xog Aruurin
    Xog-aruurin

    RSS Feed

    Picture
    Picture
    Picture

      Wargeyska Fikrat

    Rukun u noqo Wargeyska
    Picture
Contact Us
(Main Campus) Indian Ocean University
KM4, Wadada Garoonka Diyaaradaha,  Wadajir
Mogadishu, Somalia 
Tel: +252-1-858377
​Email: info@iou.edu.so

Picture

    WArgeyska fikrat

    Magacaaga
Rukun u noqo Wargeyska
Picture
  • Home
    • About Us
    • Contact Us
  • Admissions
    • Admissions
    • Enrollment
    • Scholarship
  • Faculties & divisions
    • Faculty of Computing >
      • Computer Information Systems
      • Information Technology
    • Faculty of Continuing Studies >
      • Intensive English Program (IEP)
      • Supply Chain & Logistics Management
      • Web-Base Learning
    • Faculty of Health Science >
      • Medical Nursing
      • Public Health
    • Faculty of Linguistics >
      • English Language and Literature
      • TOEFL
    • Faculty of Management >
      • Accounting
      • Business Administration
      • Economics
      • Public Relations
    • Faculty of Public Affairs >
      • International Relations
      • Political Science
      • Public Administration
    • Graduate Studies >
      • Master of Business Administration (MBA)
  • Research
    • Fikrad
  • Tuition & Fees
  • Myiou